Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Nin ka Tirsanaa Golaha Aqoonyahanada Beelaha Digil iyo Mirifle oo Xalay Baydhabo Lagu Dilay
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 19 2008
Nin ka Tirsanaa Golaha Aqoonyahanada Beelaha Digil iyo Mirifle oo Xalay Baydhabo Lagu Dilay
Written by Ali Moallim   
Monday, 19 May 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)- Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay nin ka tirsanaa Golaha Aqoonyahanada iyo siyaasadda Beelaha Digil iyo Mirifle.

Ninkani la dilay oo lagu magacaabi jiray Shiikh Ibraahim Yalaale ayaa waxaa toogtay kooxo bastoolado ku hubeysnaa, kuwaasi oo ku toogtay nawaaxiga Suuqa digaaga ee Magaalada Baydhabo.

Lama oga ilaa iyo haatan sababta ka dambeysay toogashada ninkaas oo aan dhana ka tirsaneyn dhinacyada isku haya Siyaasada Soomaaliya, marka laga reebo in uu ka tirsanaa Golaha aqoonyahannada Beelaha Digil iyo Mirifle.

Marxuumka xalay la dilay ayaa wuxuu ka tirsanaan jirey Xildhibaannadii Dowladdii Carta ee lagu soo dhisay Wadanka Jibuti Sanadka markuu ahaa 2000, wuxuuna wixii xiligaas ka dambeeyay ahaa siyaasi qunyar socod ah oo aan dhinacna raacsaneyn dhinacyada isku haya siyaasadda Dalka Soomaaliya.

Dhankal kalena, wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ay saaka gudaha Magaaladaasi ku sugan yihiin, isla markaana ay baaris ka sameynayaan Xaafadaha ku dhow dhow Afar Irdoodka iyo nawaaxiga Bangiga, iyadoo markii ciidamada la arkay ay gebi ahaanba ay dadka guryahooda iska galeen,waxeyna xireen dadka kadhawaa aagaasi barista kasoconeysa Ganacsigoodii.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >